Hargeysa(AFNS):- Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa Maanso la baxday Baraarug oo ka hadlaysa xaalado xaqiiqda waafaqsan oo dalka iyo dadka Somaliland ku sugan yihiin iyo hal-abuur la’aanta siyaasadeed, dhaqaale, waxbarasho iyo sidoo kale wax soo-saar lagaga maarmi karo waxa laga soo dhoofiyo dibedaha. Haddaba, Maansadaas oo uu magaalada Hargeysa ku soo bandhigay iyo sidoo […]
Hoheey gabalkii dhaciyo Ileen goor iyo ayaan Qofbaa galbanaaya oo Ka guura aduunaydee Warkuu c/laahi ganey iisoo gudbiyeen ka naxay Ma geesi halyay ahoo Geyiga Soomaaliland Abaal badan geliyay oo Maatida u gargaari jiray Ayay geeridu dishoo Waxaa go,ay geesigii Ka galay taariikhda baal Halyeygii miyuu galbaday Dadkoo dhami garanayeen Ma tagey xasan guure oo […]
Continue reading …Hargeysa(aftahannews):- Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganay, ayaa soo saaray wacyigelin la xidhiidha ka hor-tagga iyo yaraynta faafitaanka cudurka dunida sida xawliga ah ugu faafay ee covid-19. Ka Daawo Muuqaalkan hoose wacyigelinta iyo talooyinka caafimaad ee jidheedh iyo maskaxeed-ba xambaarsan:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.
Continue reading …Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Hodan Cabdiraxmaan Dheere, ayaa soo saartay hees macaan oo Jacayl ah, isla markaana maslaxaad, gar-qaadasho, waano iyo wax-sheegmo dejin ah isugu jirta oo uu Curiyey Abwaan Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago). Heestan oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “Maba ihi Qof Dhiidhiya”, waxaa laxanka ku ladhay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), halka uu Muusigeedana Tumay Muusiishanka gacanta […]
Continue reading …Daawo Filim Cusub oo Booliska Somaliland laga sameeyey 2020. aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.
Continue reading …Djibouti(AFNS):- Fannaanadda Ikraan Xuseen Maxabe oo ka mid ah Hooballada reer Jabuuti, ayaa soo saartay Hees macaan, taas oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “SAMIR”. Heestaas oo ah hees Jacayl ah, talo, tusaale, tilmaan iyo go’aan-qaadasho ka muuqato erayadeeda, waxaannu habka iyo hannaanka ay u dhacaysaba, idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com […]
Continue reading …Hargeysa(AFNS):- Fannaanka Caanka ah ee Khadar Ilkacase, ayaa soo saaray bilawga sannadkan cusub ee 2020-ka Hees cusub oo Jacayl ah oo Hal-ku-dheggeedu yahay Hodan. Heestan oo uu Curiyey Weyd Qaaddi, ayuu Laxanka ku ladhay Cadaawe, Muusigana waxaa tumay Mustafe Karaama, Codkuna waa Khadar Ilkacase, Muuqaalkana waxaa Duubay Baddacas24TV 2020-ka, waxaanannu idiinku soo gudbinaynaa Heestaas Muuqaalkan […]
Continue reading …Hargeysa(AFNS):- Fannaanka caanka ah ee Ismaaciil Maxamed Ismaaciil (Dulcad), ayaa 2020-ka soo saaray Hees macaan oo Jacayl ah, isla markaana Qiso dhab ah xambaarsan, Heestaas, ayaa la baxday amma hal-ku-dheggeedu yahay; “Raalliyo”. Erayada Heesta waxa curiyey Abwaan Mubaarik Cabdi Yuusuf, waxa laxanka iyo Codka ku ladhay Ismaaciil Dulcad, Musikaga waxa tumay Ayuub Haaruun, Duubista Muuqaalkuna […]
Continue reading …Djibouti(AFNS):- Fannaanadda Xayaad Meydal, ayaa soo saartay sannadkan cusub ee 2020-ka Hees macaan oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “Nidar Jacayl”. Heestaas iyo Hab-dheceedaba, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.
Continue reading …Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Ayaan-hoodo, ayaa soo saartay Hees cusub oo hal-ku-dheggeedu yahay Nin Hankiisa Hafraaya, heestaas oo ah mid macaan oo ka hadlaysa Nin liita oo Haweenkana liida, siduu yahayna iskala wayn. Haddaba, Heestaas oo ah hees macaan siday u dhacayso, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.
Continue reading …