Somaliland: Dhul Hodan ahaa oo Dab Halakeeyey, Khasaara Ka Dhashay iyo Gurmad la’aanta Jirta – Warbixin

Jilbo(aftahannews):- Dab ka kacay deegaanka Jilbo oo ka tirsan Dhul-xeebeedka degmada Maydh ee gobolka Sanaag, waxaanu Dabkaasi khasaare gaadhsiiyey Dhul-beereed iyo Dhul Xoolo-daaqeen ah oo caan ku ah geedaha iyo noocyada cawska ee laga sameeyo Agabka kala duwan ee Aqal Soomaaliga iyo waxyaabaha kale ee Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaalidu caanka ku tahay.

Haddaba, Warbixin ku saabsan sida Dabkaasu u kacay, waxa sababay iyo meelaha uu saameeyey waxaa goobtaa tegay oo ka diyaariyey Weriyaha Baddacas24TV ee gobolka Sanaag Siciid Qurbaawi, waxaanan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.