Waa Sidee Adeegyada Caafimaad ee Cusbitaalka Guud ee Hargeysa oo Dad Hawo la’aan Ugu Dhinteen?

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirka horumarinta Caafimaadka Somaliland iyo Agaasimaha Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, ayaa ka warbixiyey adeegyada Cusbitaalka iyo weliba heerka caafimaadka dalka, iyadoo ay jiraan dad hawo amma ogsajiin la’aan ugu dhintay Cusbitaalka guud ee caasimadda Hargeysa.

Wasiirka Caafimaadka iyo Agaasimaha Cusbitaalka guud ee Hargeysa oo Axaddii maanta hortegay Guddiga Joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland, ayaa arrimahaas iyo kuwo kaleba warbixin ka siiyey Xildhibaannada Guddigaas.

Haddaba, Warkaas oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.