Xisbiyadda Mucaaridka Oo Markale Farriin Dhaxal-gal Ah U Diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa, (Aftahannews)-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa madaxweynaha u soo jeediyey in uu iska daayo waxa uu ku tilmaamay aargoosiga siyaasiga ah.