Hargeysa(aftahannews):- Farxaan Faacuul oo ka mid ah Odayaasha dalkan u soo halgamay, ayaa naqdiyey hoggaaminta Madaxweynaha Somaliland ee wakhtigan Muuse Biixi Cabdi, isagoo sheegay inaanu xilligan dalka u hoggaaminayo si aan laga filayn, waxaanu sidoo kale naqdiyey ujeeddooyinka ka dambeeya farriimaha uu Saxaafadda mariyo Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madoow.
Warka Farxaan Faacuul iyo qodobbada uu ka hadlayba, waxaan idiinku soo gudbinaynayaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.