Fannaanadda Xayaad Meydal iyo Heesta Nidar Jacay 2020 Vedio

Djibouti(AFNS):- Fannaanadda Xayaad Meydal, ayaa soo saartay sannadkan cusub ee 2020-ka Hees macaan oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “Nidar Jacayl”.

Heestaas iyo Hab-dheceedaba, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.