Taariikhda Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale

TALIYAHA BOOLISKA SOMALILAND MAXAMED SAQADHI DABAGALE 2019
TALIYAHA BOOLISKA SOMALILAND MAXAMED SAQADHI DABAGALE 2019

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Salaasada Maanta Taliye iyo Taliye Ku-xigeen cusub u magaacabey Ciidanka Booliska, ka dib markii uu horraantii bishan geeriyooday Taliyihii hore ee Boolisku, waxaanu xilka ka qaaday Taliye ku-xigeenkii hore ee ciidankaas.

TALIYAHA BOOLISKA SOMALILAND MAXAMED SAQADHI DABAGALE 2019
TALIYAHA BOOLISKA SOMALILAND MAXAMED SAQADHI DABAGALE 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxa Taliyaha Booliska loo magacaabay; Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi, halka Taliye ku-xigeenka koowaadna loo magacaabay Sarreeye Guuto, Cabdi Xasan Mire Faarax. Waxa sidaa lagu sheegay Wareegto uu gelinkii dambe ee Salaasada Maanta soo saaray Madaxweyne Muuse Biixi, taasoo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay aftahannews.com, ayaa sidoo xilka Madaxweynuhu xilka kaga qaaday Taliye ku-xigeenkii hore Booliska Sarreeye Guuto Faarax Maxamed Mire.

Haddaba, Taariikhda Taliyaha cusub ee Booliska Somaliland Madaxweynuhu u magacaabay, Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal-dhegaysigan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.