Wax ka Baro Taariikh-nololeedka Taliyihii Booliska Somaliland Marxuum Cabdillaahi Fadal

Hargeysa(Aftahannews):- Allaah ha u naxariistii Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa Aas Qaran Sabtidii ay taariikhdu ku beegnayd 2-da bisha November 2019-ka loogu sameeyey Xabaalaha Masallaha ee Duleedka Magaalada Hargeysa, waxaana aaskaa ka qaybgalay Madaxweynaha Somaliland, Shirguddoonka Golayaasha Qaranka, Wasiirrada, Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Siyaasadda, Saraakiisha Ciidammada kala duwan ee Qaranka iyo Dadweyne Badan.

Taariikh-nololeedkii Marxuum Sarreeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan bilawgii illaa dhammaadkii noloshiisa, shaqooyinka kala duwan ee uu soo qabtay, xilliguu ciidanka galay, meelaha uu ka soo shaqeeyey xilalka iyo derajooyinka iyo weliba duruufaha uu ku soo shaqeeyey, ubadkiisa iyo ubadka ay sii dhaleen iyo xaasaska uu ifka kaga tegayba koobaysa.

Haddaba, Taariikhdaas Marxuumka oo aanay dad badai la socon; si loo ogaado, waxaann idiinku soo gudbinaynaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.