Daawo: ISbarbar-dhigga Khudbado Madaxweyne Biixi iyo Marxuum Cigaale Gobolladooda ka jeediyeen

Hargeysa(aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Khamiistii Shalay hadal uu ka jeediyey Qalin-jebinta Jaamacadda Timacadde ee magaalada Gabiley oo ah deegaanka uu ka soo jeedo, wuxuu ku sheegay inaanay Dadka reer Gabiley xaqooda ku waayin Madaxweynaha, ayaa isku beel tihiin amma isku gobol tihiin.

Halka uu Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal wakhti uu la hadlayey dadka reer Saaxil u sheegay Beeshiisu inaanay sad-bursiimo iyo xaqooda oo dhammaystiran ku heli doonin in Madaxweynuhu iyaga yahay.

Haddaba, isbarbar-dhigga hadallada labada Madaxweyne ee labaad iyo Shanaad ee Somaliland Marxuum Cigaal iyo Madaxweyne Biixi iyo mid waliba siduu u yidhi, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.