Xabiiba Balbalaaf oo Wacdaro ka Muujisay Bandhiggii Ciidda 2019 – Heesta Gayaan

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda caanka ah ee Xabiiba Cabdillaahi Waaberi (Xabiiba Balballaaf), ayaa Wacdaro ka muujisay Barnaamijka Cawayska Ciidda Carro 2019 ee Baddacas24TV, isla markaana ku soo bandhigay Hees cajiib ah oo aad u macaan.

Xabiiba Balballaaf sida ay Heestaas u qaadday, cidda samaysay erayada, laxanka iyo Musigaba, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan Daawadayaal:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.