Barnaamijka Cawayska Fanka ee Ciidda Carrafo 2019 ee BC24TV – Qaybta 1-aad – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Barnaamijka Cawayska Fanka Ciidda Carrafo ee uu diyaariyey Baddacas24TV, isla markaana ka qayb-qaateen Fannaaniin kala duwan oo caan ah, heeso macaanna ku soo bandhigeen, ayaannu qaybta koowaad iidiinku soo gudbinaynaa qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinta aftahannews.com.

Cawayska Fanka ee Ciidda Carrafo ee Telefeshinka Baddacas24, qaybtiisa koowaad, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.