Nadiira Nayruus iyo Maxamed-BK oo Hees Shidan soo wada saaray 2019 – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Fannaaniinta Nadiira Nayruus iyoMaxamed-BK, ayaa wada qaaday oo soo saaray Hees cusub oo ay Bandhiggii Ciidal-fidriga ee sannadkan 2019-ka kaga qayb-qaateen.

Heestaas oo ah Hees Jacayl ah, waxa curiyey eradayada Abwaan Guray-dool, laxanka waxa ku ladhay Maxamed-BK, halka uu Muusikadana tumay Digaale-yare, waxaana Heesta hal-ku-dheggeedu yahay; “Weli midaan ku garab-dhigoo dhulka maraya maan arag”.

Haddaba, Heestaasi nuxurka farriimaha jacayl ee ay siddo, siday u dhacayso iyo qaabka loogu dheelay-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.