Shirkaasi oo ay ka soo qeybgaleen ku dhowaad 200 oo ergo ayaa beelahay waxay kaga doodayeen sidii nabad waarta looga dhalin lahaa gobollada Jubbooyinka , qarameynta maliishiyaad beeleedka iyo qaabka maamul loo wada dhan yahay loogu sameyn lahaa goboladaasi.
Wufuud caalami ah, ayaa iyaguna ka qeybgaley xafladda xiritaanka shirka. Magaalada Muqdisho waxaa warbixintan ka soo direy weriyaha VOA Hassan Kafi Abdirahman Qoyste. si aad warbixintaas oo cod ah u dhagaysato guji dhibcda madaw ee xagga hoose horteeda.…
You must be logged in to post a comment Login