Is-barbar-dhigga tirada dembiyada sannadkan ka dhacay Somaliland iyo kuwa sannadkii hore, keebaa badan?

Hargeysa(Aftahannews):- Ciidammada Booliska Somaliland oo maanta u debbaal-degay sannad-guuradooda 20-aad ee ka soo wareegtay 03 November 1993-kii oo maanta ku buuxday, ayaa soo bandhigay is-barbar-dhigga tirada dembiyada sannadkan ka dhacay Somaliland iyo kuwii sannadkii hore ka dhacay, isla markaana waxa kor u kac ku yimi dembiyada dhacay 2013-ka.

u_114983d_2013-11-3-14-31-10f_j3

u_114983d_2013-11-3-14-30-16f_j2

u_114983d_2013-11-3-14-43-27f_j6

Munaasibadda lagu xusayay 20-guurada aasaaska Ciidanka Booliska Somaliland oo maanta lagu qabtay xarunta Taliska guud ee Booliska Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin uu ka diyaariyey Weriye Ismaaciil Xuseen Farjar oo VOA-da Laanteeda Af-Soomaaliga u jooga Hargeysa. Warbixintaas oo dhammaystiran halkan hoose dhibicda kaaga muquata guji, si aad u dhagaysto warbixntaas oo dhan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland