Halkan Ka Dhegayso Barnaamijka Toddobaadka ee Radio Hirad Soo Saarto oo Xiiso badan

Hargeysa(Aftahannews):- Barnaamijka toddobaadlaha ah ee ay soo saarto Idaacadda Radio Hirad oo xarunteedu tahay magaalada Hargeysa, ayaa Barnaamijka toddobaadkan oo xambaarsan warar iyo warbixinno xiiso badan oo qaarkood murugo leeyihiin, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybta Raadyaha ee Shabakaddan Berberanews.

Barnaamijka Radio Hirad soo saarto oo dhan hal saac ayaa dhinacyo badan oo kala duwan oo la xidhiidha arrimaah bulshada iyo xogaha dhulka Soomaalida ka jira ee badi qarsoon iyo dhacdooyin kale oo xiiso badan. Barnaamijka Jimcaha toddobaadkan oo ku beegan 25/October/2013. Halkan hoose ka guji si aad u dhegaysato Barnaamijkaas oo dhammaystiran.


radiohirad.so/sites/default/files/podcast/Radio%20Hirad%20Program%2025%20October%202013.mp3

 Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland