Taariikhda faneed ee Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax)

Hargeysa-(Aftahannews)-Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) oo ka mid ah abwaannada murtida shilis ee muddooyinkan dambe sida weyn u soo can-baxay, islamarkaanaah Guddoomiyaha Kooxda Xiddigaha Geeska ee loogu jecelyahay fanka cusub, ayaa ka hadlay taariikhdiisa fanned, heesaha uu sammeeyay iyo ujeedooyinka kadambeeya.

READ MORE