Hargeysa (Aftahannews):- Waa mar kale iyo barnaamijkeenii Suugaanta iyo Dhaqanka ee Aftannews.com iyo waybtii ugu dambaysay hees dhaqameedkii dhex martay Cismaan Ibraahin Warsame(Hurre walanwal iyo Cambaro Nuux Maxamed iyo soo jeedintii Abwaan Yuusuf shaacir ee daawasho wacan.
Aftahannews.com
Hargeysa Somaliland