Somaliland oo lagu soo dhaweeyey Wefti ka Socda Jabuut oo ka Qaybgalaya Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargaysa

Hargeysa (aftahannews):- Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa Madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyey Wefti ka socda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo ka qaybgalaya Bandhigga caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa (Hargeisa International Book Fair) #HIBF2021 oo Sabtida Berri ee 24 Julay ka furmaya Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

Warkaas oo Faah-faahsan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-