Tobanka Kubbad-sameeye Ee Ugu Wanaagsan Dunida

Tobanka kubbad-sameeyey ee ugu wanaagsan adduunyada ayaa lasoo saaray, qaarkoodna waxa xaqiiqo ah in cid walba isku waafaqsan tahay oo aanu shaki geli karaynin, laakiin kuwo kale ayaa iyagana ay suurtogal tahay inaad dood ka keento.

Xiddigaha khadka dhexe ee caawiya weeraryahannada, waxa lagu qiimeeyey bandhiggii ay ka sameeyeen garoomada xilli ciyaareedkii hore, taas oo la xidhiidha goolashii ay dhaliyeen, caawintii ay sameeyeen, baasaska ay bixiyeen iyo kulamada ay safteen.Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi oo 33 kulan oo horyaalka LaLiga ah oo uu saftay dhaliyey 30 gool, sagaal kalena caawiye ka noqday, ayaa ku jira kaalinta koowaad, waxaana kusoo xiga Kevin de Bruyne oo Manchester City ah, kaas oo 23 ciyaarood oo Premier League ah ku dhaliyey lix gool, isla markaana raacsaday 12 gool oo uu caawiye ka noqday.

Aaron Ramsey oo Juventus ah ayaa kaalinta ugu dambaysa ee tobnaad fadhiya, waxaana 13 ciyaarood oo uu dheelay uu dhaliyey laba gool iyo afar caawimood oo uu ku darsaday.

Halkan kaga bogo xogta tobanka kubbad-sameeye ee ugu fiican dunida:

10) Aaron Ramsey

Xogta xilli-ciyaareedkii 2020/21 ee horyaallada:

  • 13 kulamadii uu saftay
  • 2 goolasha uu dhaliyey
  • 4 caawinta uu sameeyey
  • 1% baas bixintiisa
  • 4 baasaska halista ah ee uu kulan kasta dhiibo

9) Marco Reus

Xogta xilli-ciyaareedkii 2020/21 ee horyaallada:

  • 27 kulamadii uu saftay
  • 8 goolasha uu dhaliyey
  • 6 caawinta uu sameeyey
  • 7% baas bixintiisa
  • 5 baasaska halista ah ee uu kulan kasta dhiibo

8) Papu Gomez

Xogta xilli-ciyaareedkii 2020/21 ee horyaallada:

  • 20 kulamadii uu saftay (9 Atalanta/11 Sevilla)
  • 7 goolasha uu dhaliyey (4 Atalanta/3 Sevilla)
  • 3 caawinta uu sameeyey (2 Atalanta/1 Sevilla)
  • 8%/88.9% baas bixintiisa
  • 9/0.9 baasaska halista ah ee uu kulan kasta dhiibo

7) Mason Mount

Xogta xilli-ciyaareedkii 2020/21 ee horyaallada:

  • 32 kulamadii uu saftay
  • 6 goolasha uu dhaliyey
  • 5 caawinta uu sameeyey
  • 5% baas bixintiisa
  • 4 baasaska halista ah ee uu kulan kasta dhiibo

6) Thomas Muller

Xogta xilli-ciyaareedkii 2020/21 ee horyaallada:

  • 31 kulamadii uu saftay
  • 11 goolasha uu dhaliyey
  • 18 caawinta uu sameeyey
  • 75% baas bixintiisa
  • 9 baasaska halista ah ee uu kulan kasta dhiibo

5) Kai Havertz

Xogta xilli-ciyaareedkii 2020/21 ee horyaallada:

  • 18 kulamadii uu saftay
  • 4 goolasha uu dhaliyey
  • 3 caawinta uu sameeyey
  • 9% baas bixintiisa
  • 7 baasaska halista ah ee uu kulan kasta dhiibo

4) Marcos Llorente

Xogta xilli-ciyaareedkii 2020/21 ee horyaallada:

  • 33 kulamadii uu saftay
  • 12 goolasha uu dhaliyey
  • 11 caawinta uu sameeyey
  • 6% baas bixintiisa
  • 2 baasaska halista ah ee uu kulan kasta dhiibo

3) Bruno Fernandes

Xogta xilli-ciyaareedkii 2020/21 ee horyaallada:

  • 35 kulamadii uu saftay
  • 18 goolasha uu dhaliyey
  • 12 caawinta uu sameeyey
  • 3% baas bixintiisa
  • 6 baasaska halista ah ee uu kulan kasta dhiibo

2) Kevin De Bruyne

Xogta xilli-ciyaareedkii 2020/21 ee horyaallada:

  • 23 kulamadii uu saftay
  • 6 goolasha uu dhaliyey
  • 12 caawinta uu sameeyey
  • 7% baas bixintiisa
  • 2 baasaska halista ah ee uu kulan kasta dhiibo

1) Lionel Messi

Xogta xilli-ciyaareedkii 2020/21 ee horyaallada:

  • 33 kulamadii uu saftay
  • 30 goolasha uu dhaliyey
  • 9 caawinta uu sameeyey
  • 1% baas bixintiisa
  • 2 baasaska halista ah ee uu kulan kasta dhiibo