Shuceyb Yare oo Maanso ka Tiriyay Doorashada Cabdikariin Axmed Mooge

Hargeysa (Aftahannews)- Abwaan Shuceyb Yare oo ah Abwaan da’yar ayaa waxaa uu Maanso Cajiib ah ka tiriyay Doorashada Cabdikariin Axmed Mooge, dayaca weyn ee ka muuqda caasimadda Hargeysa iyo sida ay Maayir ugu baahan tahay.

Hadaba waxaanu halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka Maansada Abwaan Shuceyb Yare.