Nuxurka Qodobbada lagaga Heshiiyey Khilaafkii doorashooyinka Soomaaliya

Filed under: Wararka |

Muqdisho(aftahannews):- War murtiyeed, ayaa laga soo saaray shirkii wadatashiga qaran ee arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho uga socday Raysal-wasaaraha Soomaaliya, Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Alcadaala

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Alcadaala

Madaxda, ayaa ku heshiisay in muddo 60 cishe gudaheed ah lagu dhameystiro doorashada sida ku caddayd soo jeedintii shirkii magaalada Baydhabo ka dhacay 16 febraayo.

Waxaa dhammaan heshiis laga gaaray arrimihii khilaafku ka taagnaa, sida arrinta Gobolka Gedo, Hannaanka doorashada gobollada Waqooyi, turxaan bixinta guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad-gobleed iyo mniga doorashooyinka.

Halkan hoose kaga bogo Warmurtiyeedka Shirka ka soo baxay ee Warbaahinta loo qaybiyey oo Aftahannews.com nuqulladiisa heleen:-

You must be logged in to post a comment Login