Warbixin: Maxaad ka Ogtahay Taariikhda ku Duugan Buurta Daalo?

Ceerigaabo (Aftahannews)- Buurta daalo ee ku taala magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa ah Buur ay ku duugan tahay Taariikho aad u badan oo dhankastaba leh.

Hadaba, warbixin ayaan idiinka haynaa Taariikhda kala duwan ee ku duugan Buurta Daalo ee gobolka Sanaag.