Suldaan Maxamed Suldaan Axmed oo ka hadlay sida Soomaaliya uga soo Horjeedo Qadiyada Somaliland

Hargeysa (Aftahannews) – Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan Abdiraxmaan Suldaan Diiriye oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka hadlay Xuska 30 Guurada ka soo wareegtay Madax-banaanida Somaliland oo laga xusayo gudaha iyo dibedda dalka Somaliland.

Suldaan Maxamed Suldaan Axmed, ayaa waxaa uu sidoo kale ka hadlay sida Dowladda Soomaaliya uga soo horjeedo Qadiyadda Somaliland.

Waxaa kale oo uu Suldaanku Shacabka Somaliland ugu baaqay in aanay joojin Dabaaldegyada oo ay debaaldegooda wadaan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.