Toos: Xaflada Xuska Sanad-guurrada 30-aad ee Qaranimada Somaliland

Hargeysa (Aftahannews)- Munaasibad lagu xusayo sanad-guurrada 30-aad ee ka soo wareegtay Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka socota qasriga Madaxtooyada ee Hargeysa.

Munaasibadan ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Somaliland, ku-xigeenka, Madaxda goleyaasha Baarlamanka, madaxda asxaabta Qaranka, wufuud ka socda dalalka saaxiibada Somaliland, diblomaasiyiin iyo marti-sharaf ka socda qaybaha bulshada Somaliland.

Halkan hoose si toos uga daawo