Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Jawaab ka bixisay eedayn uga timid Hirshabeelle

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya

Muqdisho (Aftahannews) – Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, ayaa jawaab ka bixisay eedayn ka soo yeedhay guddiga fatahaada Hirshabeele oo ku eedeeyay wasaaradda maaliyadda in ay xayirtay dhaqaalihii loogu talo galay ka hortagga iyo maaraynta fatahaada webiga Shabeelle.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya

Wasaaradda maaliyadda waxay sheegtay in bishii march ay bilowday qiimaynta baahida ka hortagga fatahaada webiga Shabeelle islamarkaana ay haatan dowladdu tartansiinayo shirkaddihii ka shaqeyn lahaa mashruuca ka hortagga fatahaada webiga.

Hoos ka akhriso war-murtiyeedka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.