Culimada Magaaladda Muqdisho oo baaq soo saaray

Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Aftahannews)- Qaar ka mid ah culimada magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la ilaaliyo xasilloonida magaalada, islamarkaana loo baahan yahay in dadka lagu soo celiyo guryahooda.

Magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho

Toddobaadkii tegay ayaa waxaa magaalada ka dhacay iska hor-imaadyo hubeysan oo dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa kale oo isla dowladda ka tirsan balse diiday muddo kordhintii golaha shacabka uu sameeyey.

Shir arrintan ku saabsan oo Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa ka waramay Wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Cabdulqaadir Macallin Nuur.

Hoos ka dhagayo warka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.