Gabadh uu Cunay Libaaxii Waran-cadde oo Cisbitaalka Hargeysa la Tacaalayo iyo Ehelada Gabadhaas oo hadlay

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews)- Cisbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa ayaa waxaa la soo gaadhsiiyay Gabadh uu dhaawacay mid ka mid ah Libaax lagu xanaaneeyo gudaha magaalada Hargeysa, iyadoona xaaladeeda dhakhaatiirtu la tacaalayaan.

Libaaxan oo uu lahaa Siyaasiga Cali Warancade ayaa caawa fiidkii ka fakaday goobtii lagu xanaanaynayay isagoona si xun u dhaawacay laba qof oo shacab ah.

Hadaba mid ka mid ah ehelada labada qof ee uu dhaawacay Libaaxaasi ayaa ka hadlay sida ay wax u dhaceen iyo qaabkii uu Libaaxaasi u dhaawacay.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

You must be logged in to post a comment Login