Hargeysa (Aftahannews)- Ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta Tobabar soo xidhay saxafiyiinta ka halwgasha goboladda Maroodi-jeex, Gabiley, Saaxil iyo Awdal.
Tabobbarkan oo ay iska kaashadeen Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Dalladda Ururrada aan dowliga ahayn ee Somaliland ee SONSAF, ayaa socday laba maalmood, waxaanu ku saabsanaa doorka Weriyaha ee xilliga doorashada.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.