Hay’adda Shaqaalaha Somaliland oo Fasax gelisay Shaqaalaha Dowladda

Hargeysa (Aftahannews)- Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in shaqaaluhu fasax yihiin maalinta sabtida, iyada oo guddida hay’adda shaqaalaha dawladdu ay tixraacayaan sharciga shaqaalaha dawladda Qoddobada 34-aad, in guud ahaan shaqaala weynuhu fasax yahay.

Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraala oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha hay’adda shaqaàlaha Farxaan Aadan Haybe.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.