Wararkii ugu dambeeyey ee Dhaq-dhaqaaqyo ka socda Muqdisho

Kulanka Dowladda Soomaaliya, Madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo Siyaasiinta Mucaaradka
Kulanka Dowladda Soomaaliya, Madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo Siyaasiinta Mucaaradka

Muqdisho (Aftahannews)- Magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan ku yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka tirsan Midowga Musharrixiinta oo uu ka mid yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulanka Dowladda Soomaaliya, Madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo Siyaasiinta Mucaaradka
Kulanka Dowladda Soomaaliya, Madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo Siyaasiinta Mucaaradka

Waxaa kale oo kulanka ka qaybgalay madaxda maamul goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle, musharaxiin madaxweyne iyo xildhibaano.

Dhinaca kale, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku soo laabtay guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo ka hadlay iska hor-imaadyadii magaalada ka dhacay Axaddii.

Hoos ka dhagayso wararkii ugu danbeeyay 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.