Ururka SOLJA oo Tabobbar u furay Weriyeyaal ka Hawl-gala Gobollada Maroodi-jeex, Saaxil, Gabiley iyo Awdal

Ururka Saxafiinta Somaliland ee SOLJA
Ururka Saxafiinta Somaliland ee SOLJA
Hargeysa (Aftahannews)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, oo kaashanaya Dalladda Ururrada Bb
ulshada rayidka ah ee SONSAF, ayaa maanta Tabobbar Hargeysa uga faray Weriyeyaal ka hawlgala gala Gobollada Maroodijeex, Saaxil, Gabiley iyo Awdal, kaas oo socon doona muddo laba Maalmood ah.
Ururka Saxafiinta Somaliland ee SOLJA
Ururka Saxafiinta Somaliland ee SOLJA
Tobabarkan ayaa ururka SOLJA u furay 20 Suxufi oo ka hawlgala goboladaasi, waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka kala Socday Wasaarada Warfaafinta Somaliland, Dalada SONSAF iyo Hogaanka Ururka SOLJA.
Hoos ka daawo muuqaalka warka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.