Dhaq-dhaqaaqyo Siyaasadeed oo Muqdisho ka socda

Muqdisho (Aftahannews)- Magaalada Muqdisho waxaa wali ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo salka ku haya murankii ka dhashay go’aankii dhawaan ka soo baxay golaha shacabka Soomaaliya, kaas oo ay muddo kordhin ugu sameeyeen hey’adaha dowladda.

Xalay magaalada waxaa ka dhacay kulamo la xidhiidha arintan oo uu ka mid ahaa kulan la sheegay inay yeesheen hogaamiyeyaasha midowga musharaxiinta iyo madaxweynayaasha HirShabeele iyo Galmudug.

Hoos ka dhagayso wararkii ugu dambeeyay

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.