Somaliland: Maalinta Dhir Beerista oo la Xusay

Hargeysa (Aftahannews) – Wasaaradda Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland ayaa maanta goboladda Somaliland ku qabatay xuska maalinta dhirbeerista Qaranka ee 15 April oo sannad kasta Somaliland laga xuso.

Wasaaradda ayaa munaasibaddo kala duwan ku qabatay goboladda Maroodi-jeex. Togdheer, Sool, Sanaag, Awdal iyo Gebiley, iyada oo goboladdaas lagu qaybiyey dhir kala duwan oo loogu talo galay in lagaga qayb qaato la dagaalanka xaalufinta degaanka.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com.

Hargeysa/Somaliland.