Guddiga Nabadgalyada Gobolka Togdheer oo ka hadlay Banaan-baxyo ka dhacay Burco

Burco (Aftahannews) – Guddiga nabadgeliyada gobolka Togdheer, ayaa waxa ay ka hadleen mudaharaadyo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay magaaladaasi.

Guddiga ayaa dadweynaha ugu baaqay in ay nabad galyada ilaaliyaan isla markaana wixii tabasho ah ee ay qabaan ay soo gaadhsiiyaan dowlada.

Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamed Diiriye Xayd, ayaa dadweynaha ugu baaqay in ay kala qayb-qaataan ilaalinta nabadgalyada gobolka.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com.

Hargeysa/Somaliland.