Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay Xoghaye ku xigeenka Xisbiga Ucid

Hargeysa (Aftahannews)- Xoghaye ku xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax) oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Telefiishanka Gobanimo, ayaa ka hadlay arimaha doorashooyinka Somaliland, arinta soo xulista Murrashaxiinta.

Sidoo kale, Cabdinaasir Qodax oo ah Murrashax u tartamaya doorashada golaha Wakiilada Somaliland, ayaa waxa kale oo ka waramay waayihii iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray Xisbiga Ucid iyo sidoo kale arimo la xidhiidha Murashaxnimadiisa.

Hoos ka daawo muuqaalka waraysiga oo dhamaystiran

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com.

Hargeysa/Somaliland.