Mucaaridka Soomaaliya oo qaadacay Muddo Kordhintii loo sameeyay Xukuumadda Farmaajo

Midowga Musharaxiinta Soomaaliya
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya

Muqdisho (Aftahannews) – Midowga Musharixiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa qaadacay muddo kordhintii labada Sano ee Golaha Shacabka Soomaaliya u sameeyay maalintii shalay dowladda mudo xileedkeedu dhamaaday ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

Midowga Musharaxiinta Soomaaliya
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya

Midowga musharixiinta ayaa dalbaday in meel lagaga soo wada jeesto wax ay ku tilmaameen kaligii talisnimada Soomaaliya  lagu burburinayo.

Beesha caalamka ayay sidoo kale ugu baaqeen in ay tillaabo ka qaaddo shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya.

Hoos ka akhriso Qoraalka ka soo baxay Midowga Musharixiinta.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com.

Muqdisho/Soomaaliya.