Sharci ma tahay Muddo Kordhinta uu sameeyey Golaha Shacabka Soomaaliya?

Golaha Shacabka Soomaaliya
Golaha Shacabka Soomaaliya

Muqdisho (Aftahannews)- Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sano ay xilka sii haynayaan hay’addaha dawladda Soomaaliya si doorasho toos ah loo qabto.

Golaha Shacabka Soomaaliya
Golaha Shacabka Soomaaliya

Qaraarkan ay baarlamaanku ansixiyeen, qodobkiisa 5-aad ayaa guddiga doorashada ee madaxbannaan u celinaya mas’uuliyadda ah inay Soomaaliya ka qabtaan doorasho qof iyo cod ah, qarsoodi ah oo madaxbannaan, muddo aan ka badnayn laba sano oo ka bilaabata marka uu madaxweynhu saxeexo sharcigan.

Haddaba sharcinnimada go’aanka uu baarlamaanku qaaday ayaa Idaacada VOA waxa ay ka waraysatay Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan, Guddoomihii hore ee maxkamadda sare ee Soomaaliya.

Hoos ka dhagayso waraysiga