Somaliland oo laga Arkay Bilashada Bisha Ramadaan iyo Wasiirka Diinta oo ka hadlay

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed oo gor dhaywad warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, ayaa shaaciyey in Caawa ay tahay Ramadaan.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in gobolka Sool laga arkay bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, caawana ay Soon koow tahay.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com.

Hargeysa/Somaliland.