Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Xukumadda Somaliland ugu baaqay in hoos loo eego xaalada General Dollaal

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa xukumada Somaliland ugu baaqay in hoos loo eego xaalada Gen: Dollaal, oo la sheegay in uu xabsiga ku dhex xanuunsanayo.

Guddoomiyaha xisbiga Waddani ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in hoos loo eego xaalada General Dollaal oo ah sarkaal ka tirsan ciidamada millitariga oo xabsiga la dhigay.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com.

Hargeysa/Somaliland.