113 Qof oo ku Dhimatay Daadad ku dhuftay Indonesia

113 Qof oo ku Dhimatay Daadad ku dhuftay Indonesia

Hargeysa (Aftahannews)- Daadad ka dhashay roobab ma hiigaan ah oo ku dhuftay dalka Indonesia ayaa la sheegay iney ku dhinteen ugu yaraan 100 qof halka qaar kalana la la’yahay.

Dhul go’ ka dhacay Jasiiradda Flores ee dalka Induunissiya ayaa sababay inuu gabiyada jabsado biyo xidheen halkaasi ku yaallay kaddibna qarqiyey kumannaan guri oo ku yalalay toddoba tuulo oo jasiiraddaasi ku yaallay.

113 Qof oo ku Dhimatay Daadad ku dhuftay Indonesia

In ka badan 40 qof ayaan weli geeri iyo noolal lagu hayn iyada oo laga cabsi qabo iney tirada dhimashada sii kororto.

Madaxweynaha Induniisiya Joko Widodo wuxuu telefishiinka afka dowladda ku hadlo uu tacsi uga diray ehelada dadki masiibada daadadka ku dhintay.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.