Jabuuti oo shaacisay Kiisas hor leh oo Xanuunka Covid-19

Coronavirus
Coronavirus

Djibouti (Aftahannews)- Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay in 24-tii saac ee u dambeysay in cudurka Covid-19 lag helay 187 qof kadib markii la baadhay 848 qof.

Waxaana ay dowladdu sheegtay saacadihii u dambeeyay cudurka u dhintay 4 qof.

Coronavirus
Coronavirus

Jabuuti waxaa ka socda ololaha doorashada iyadoo 9-ka bishan lagu wado inay ka qabsoonto doorashada madaxtinimada.

Waxaana markii shanaad xilka madaxtinimada u tartamayaa madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo musharraxa kaliya ah ee ka qeybgalaya doorashada madaxtinimada Zakariye Ismaaciil Faarax.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.