Musharrax C/Raxmaan Iid Dhimbiil oo Deeq Biyo ah gaadhsiiyey Deegaanno Abaartu Saamaysay

Hargeysa (Aftahannews)- Musharrax Craxmaan Iid Dhimbiil, oo ka mid ah musharrixiinta u taagan doorashada golaha Wakiillada Somaliland, kana sharraxan xisbiga Waddani oo uu uga tartamayo gobolka Maroodijeex, ayaa Booyado biyo ah gaadhsiiyey deegaannada Galloway, jagac, bootaan iyo uubaale bari oo ka tirsan deegaannada Abaaruhu saameeyeen ee gobolka maroodijeex.

Waxaa halkaas ka hadlay qaar ka mid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Dadka deegaannada biyaha la gaadhsiiyey oo u mahadnay Musharrax Craxmaan Iid Dhimbiil.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.