Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Muxuu Ka Yidhi Qabyada Xidhiidhka Somaliland ee Kenya iyo Imaaraadka?

Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari

Hargeysa (Aftahannews)- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland islamarkaana ka faalooda siyaasada Geeska Afrika ayaa ka hadlay doorashada la filayo inay ka dhacdo dalka Jabuuti.

Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari

Siyaasiga Rashiid Jaamac Dheri, ayaa sidoo kale ka hadlay qabyada xidhiidhka Somaliland ee Imaaraadka, isagoona sheegay inaan Dawladda Imaaraadku sidii la rabay ugu Hagar-bixin Somaliland.

Waxaa kale oo uu Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ka hadlay Qunlusilyadii ay dowladda Kenya sheegtay inay magaalada Hargeysa ka furanayso oo aan weli hirgelin.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.