Xisbiga KULMIYE oo sheegay in Murrashaxiin laga Xidh-xidhay

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (Aftahannews)- Af-hayeenka xisbiga KULMIYE, Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni), ayaa waxaa uu sheegay in Murrashaxiin ka tartamayay xisbigooda xabsiga loo taxaabay.

Af-hayeenka xisbiga Kulmiye oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in murrashaxiintaasi lagu xidh xidhay goboladda Awdal iyo Saraar oo ka tartamayeen.

Sidoo kale, Afhayeenka ayaa jawaab adag ka bixiyey hadallo deelqaaf ah iyo eedo been abuur ah oo ay qaar kamid ah madaxda Axsaabta mucaaridku si joogto ah maalmahan ugu jeedinayeen ciidamada ammaanka iyo madaxda dalka.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeya/Somaliland.