Gabdho ku biiray ciidamada badda ee Puntland

Gabdho ku biiray ciidamada badda ee Puntland
Gabdho ku biiray ciidamada badda ee Puntland

Garoowe (Aftahannews)- Faaduma Qaadi Xaashi, waa gabadh ka qalinjabisay mid ka mid ah jaamacadaha maamulka Puntland, waxa ay dhawaan ku biirtay ciidammada badda ee maamulkaasi.

Gabdho ku biiray ciidamada badda ee Puntland
Gabdho ku biiray ciidamada badda ee Puntland

Faadumo ayaa sheegtay inay doonayso inay dalkeeda ugu shaqeyso aqoontii ay soo baratay, dhanka kalana ay doonayso inay haweenka kale u caddayso in waxa wiil uu qabto gabadhuna ay qaban karaan.

Arrintaas ayay sheegtay inay ku tahay caqabad gabdho badan oo ku hamiyayay inay ciidammada ku biiraan, haatanse uu isbadel jiro.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Garoowe/Puntland.