Daawo Jewigii uu u Qabsoomay Shirweynaha 3-aad ee Golaha Dhexe ee Waddani & Khudbadihii Madaxda

Hargeysa(Aftahannews)- Shirweynaha Saddexaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa maanta ka furmay Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa, waxaana shirkaas dib loogu doortay  Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) inuu noqdo Murrashaxa  Madaxweynaha ee xisbigaas uga qaybgalaya doorashada madaxtooyada ee lagu wado inay dalka ka dhacdo Bisha Novermber 2022ka, halka Murrashaxa madaxweyne Ku-xigeenkana dib loogu cugtay Maxamed Cali  Aw Cabdi.

Haddaba, Shirweynahan saddexaad ee Golaha dhexe ee Xisbiga Waddani jewiga uu ku furmay, qaabka uu u qabsoomay, siday Musharrixiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Ergada Shirku u dooratay iyo Khudbadihii laga jeediyeyba, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawassho wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.