Guddiga Doorashooyinka oo Guddoomay Liiska Musharrixiinta Wakiillada Gobolka Maroodi-jeex ee Saddexda Xisbi

ASTAANTA GUDDIGA DOORASHOOYINKA SOMALILAND
ASTAANTA GUDDIGA DOORASHOOYINKA SOMALILAND

Hargeysa(aftahannews):- Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa Masuuliyiinta Saddexda Xisbi ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, ka guddoomay Liiska Musharrixiinta doorashada Golaha Wakiillada ugu tartami doona Gobolka Maroodi-jeex.

Masuuliyiinta gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiyada UCID, Waddani iyo Kulmiye ee Gobolka Maroodi-jeex ee Liisaska Musharrixiintooda Golaha Wakiillada ee Gobolka Maroodi-jeex iyo Guddoomiyaha Heer gobol ee Guddiga doorashooyinka, ayaa markii ay liisaska la kala wareegeen hadallo kooban jeediyey.

Warkaas oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

aftahanin@gmail.com

Aftahannews.com.

Hargeysa/Somaliland.