Dufcadii Kowaad oo Ka soo Baxday Kuliyadda Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland

Dufcadii Kowaad oo Kasoo Baxday Kuliyadda Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland
Dufcadii Kowaad oo Kasoo Baxday Kuliyadda Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland

Hargeysa (Aftahannews)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi ayaa maanta u soo xidhay tababar saraakiishii u horaysay ee ka baxa Kulliyadda saraakiisha ciidanka booliska somalilnad.

Dufcadii Kowaad oo Kasoo Baxday Kuliyadda Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland
Dufcadii Kowaad oo Kasoo Baxday Kuliyadda Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland

Saraakiishan ayaa hore ugu soo baxay Kulliyadda ciidamada Qaranka ee cabdilaahi askar (Dararweyne) kuwaasi oo mudooyinkii u dambaysay loo dhigaayay shuruucada ciidanka booliska somaliland  Iyo xeerarkoogaba.

Taliyaha ayaa saraakiishan kula dardaarmay in ay wax ka badal la mahadiyo ku sameeyaan Ciidan weynaha booliska maadaama ay yihiin sarakiil aqoon leh oo ka soo baxay jaamacadaha dalka iyo waliba qaar dalka dibadiisa ah.

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.