Daraasad: Sababta aadka loogu dhaco Imtixaanka Shahaadiga Soomaaliya

Sanadihii ugu dembeeyay imtixaanaadka shahaaddiga ah ee dugsiyada sare ee Soomaaliya ayaa waxaa ku dhacayey kumanaan arday ah, iyada oo kuwa gudbayna ay ku gudbeen natiijo celcelis ahaan liidata.

Hadda oo imtixaankii ay dhowr bilood ka hadhsan yihiin ayaa ururka cilmi-baadhayaasha Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Muqdisho waxa uu sameeyay daraasad uu ku odrosayo arintaasi, gaar ahaan waxyaabaha lagama maarmaanka ah ee loo baahan-yahay in loo diyaar garoobo.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.