Somaliland: Warbaahinta Madaxa Bannaan oo looga Yeedhay Wasaaradda Warfaafinta

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa kulan wada tashi ah ugu yeedhay warbaahinta dalka oo dhan.

Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta Somaliland.

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.